deex
(m.dh)Dhul geed-gaab iyo caws ka baxaan oo badda xiga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deex ↴
cayuun [m.dh]
1. Geel gaagaaban oo laga helo deexda. 2. Eegmo dhibaato leh oo dadka qaarkii leeyahay. ld acyuun.
deexad [m.l]
ld deexasho.
deexasho [m.f.dh]
eeg deexo. ld deexad.
deexguur [m.l]
Dadka dega dhulka badda u dhow.
deexo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid. 2. Hadal badan shubid; dalqamid.
fadeexad [m.dh]
ld fadeexo.
fadeexayn [m.f.dh]
eeg fadeexee.
fadeexee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-xeeyay, -xaysay)
Cid fadeexo ku samayn; dacaayadeyn.
fadeexo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg