degaandeg
(m.l) (-gyo, m.dh)Inta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh degaandeg ↴
hoobad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. (-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah. 2. ld hoobasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg