degdegid
(m.f.dh)eeg degdeg². ld deddegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh degdegid ↴
kaadsanla' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Sugid la'aan, ku degdegid (wax).
kaadsiinyo [m.l]
Ku degdegid la'aan.
deddegid [m.dh]
ld degdegid.
haliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Ku h.: wax si xad dhaaf ah ugu degdegid (sida wax heliddood ama qof wax gaarsiintii).
degdeg [m.l]
1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
degdeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg