deji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax meel kore ka qaadid oo hoos keenid. 2. Badda dhexdeeda ku qarqin (doon iwm). 3. Qof kacsan xasilin. 4. Nafley meel degaan uga dhigid. 5. Sharci, xeer, iwm samayn. 6. Soo d.: badeeco dal soo gelin; soo waaridid. 7. Xisaabo wadartooda isugey
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deji ↴
calandejin [m.dh]
Calan dejinta.
deddeji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld degdeji.
deddejin [m.dh]
ld dedgejin.
deddejis [m.l]
ld degdejin.
degdeji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax si dhaqso ah u samayn. ld deddeji.
degdejin [m.f.dh]
eeg degdeji. ld deddejin, deddejis, degdejis.
degdejis [m.l]
ld degdejin.
dejin [m.f.dh]
eeg deji. ld dejis.
dejis [m.l]
ld dejin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg