Site icon Qaamuus

jawaabta

dejin
(m.f.dh)

eeg deji. ld dejis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dejin

calandejin [m.dh]
Calan dejinta.

deddejin [m.dh]
ld dedgejin.

degdejin [m.f.dh]
eeg degdeji. ld deddejin, deddejis, degdejis.

dejis [m.l]
ld dejin.

dhaadhici [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Cid hoos u dejin. 2. (f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.

dheefshiid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax dejin.

dhig [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Wax la siday meel saarid. 2. (f.g) Wax keydin. 3. (f.g) Qalin, teeb iwm wax ku qorid. 4. (f.g) Cid wax barid. 5. (f.mg) Ka dh.: wax meel saaran dejin. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax uu la cararayo ka ridid. 7. (f.mg) Ka dh.: cid jago u magacaabid. 8. Ka dh.: wax in uu yahay wax aan lugu hubin u qaadasho. 9. Kala dh.: wax kala saarid. 10. Sabab uga dh.: wax dhaca cid u aanayn.

ferdibax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
U f.: ruuxaan isku soo dejin si qof wax ka dahsoon loogu sheego.

gola-la-taliyaasha [m.l] (-layaal, m.l/dh)
(siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version