derder
(m.l)ld dardarid.
derder
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld dardar³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh derder ↴
qaaddan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof aan maskaxdiisu dhammeyn ahaansho; derderan.
dardar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.
dardaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.
dardaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².
dardarid [m.f.dh]
eeg dardar³. ld barbarid, berberid, dardar¹, derder¹, derderid.
dardarmid [m.f.dh]
eeg dardaran¹. ld berbermid, derdermid.
derderan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
ld dardaran¹.
derderan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dardaran².