dersi
(m.l)(duruus, m.dh) Cashar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dersi ↴
barashada badweynada [m.dh]
(juqr.) Dersidda badweynada oo ay ka mid tahay dabeecadda biyaha oo la barto dhaqaaqooda, heerkulkooda, guntooda, meesha ay ku jiifto, dhirta iyo xayawaanka, iwm.
calmi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid dersi siin.
cashar [m.l] (-rro, m.dh)
1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. 2. Tahliil.
darsin [m.l] (-nno, m.dh)
Laba iyo toban (12) shey, isku nooc ah oo meel ku wada jira. ld darsan¹, dersin.
dersid [m.f.dh]
eeg deris².
dersin [m.l]
ld darsin.
duruus [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg dersi.
haddii [Xiriiriye | Conjunction]
1. Erey lagu xiriiriyo weer shardiley ama waqtiley ah. Tus. “Haddii aad dersiga akhrin lahayd, imtixaanka waad ku gudbi lahayd”, “Haddii Warsame yimaado, farriintayda gaarsii”. 2. H. kale: haddii sidaas aysan noqon.
meeris [m.l]
1. Hal geeddi (xarig) oo raar, derin, haan iwm la sameeyo. 2. Dersi, cashar iwm. 3. ld meerin.