dewer
(m.l)ld dawarid.
dewer
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ray, -rtay)ld dawar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dewer ↴
dawar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid. 2. (f.g) Markab ama doon washirid. 3. (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer².
dawari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.
dawarid [m.f.dh]
eeg dawar². ld dawar¹, dewer¹, dewerid.
dawarin [m.f.dh]
eeg dawari. ld dawerin, dawrin, dewerin.
dawarsasho [m.f.dh]
eeg dawarso. ld dawarsad, dawarsi, dewersad, dewersasho, dewersi.
dawarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.
deweri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dawari.
dewerid [m.dh]
ld dawarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg