Site icon Qaamuus

jawaabta

deys
(m.l) (-sas, m.l)

1. D. ah: faras dibad joognimo ku barbaaray oo aan la laylin. 2. D. ah: qof iskorisnimo ku barbaaray oo akhlaaq xun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deys

aaladeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax la qalabeeyay ahaansho. 2. Wax la qurxiyay ahaansho. 3. Wax la hubeeyay ahaansho (ciidan).

aaladeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ±aladeysan. ld aaladeysnaansho. aaladeysnaansho

aaladeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ±aladeysnaan. aaladeysnaan

maadeys [m.l]
1. (riw.) (-syo, m.dh) Jilid qosol leh. 2. ld maadeyn. maadeyn

maadeysad [m.l]
ld maadeysasho. maadeysasho

maadeysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maadeyso. ld maadeysad, maadeysi. maadeyso, maadeysad, maadeysi

maadeysi [m.l]
ld maadeysasho. maadeysasho

maadeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ku m.: qof ku dheeldheelid.

faa'ideysad [m.l]
ld faa'iidaysasho. faa'iidaysasho

faa'ideysasho [m.dh]
ld faa'iideysasho. faa'iideysasho

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version