Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaaban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax meel lagu dhaabay noqosho.

dhaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax meel lagu dhaabay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaaban

dhaabmid [m.f.dh]
eeg dhaaban¹.

dhaabnaan [m.f.dh]
eeg dhaaban². ld dhaabnaansho.

rukuman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-mnaa, -mnayd)
1. Wax si joogto ah loo helo ahaansho. 2. Ku r.: tiir iwm wax meel ku dhaaban ahaansho.

dhaab [m.dh] (-bab, m.l)
1. Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm. 2. Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.

dhaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version