Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaaclee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaaclee

dhaaclayn [m.f.dh]
eeg dhaaclee. ld dhaalcayn, dhaclayn.

dhaalcee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dhaaclee.

dhaclee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dhaaclee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version