Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

1. Wax qoobka laga xiray ahaansho (neef). 2. Wax la tolay ahaansho (dheri, xeero, burjiko iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadan

dhaadnaan [m.f.dh]
eeg dhaadan. ld dhaadnaansho.

gambalaali [m.l]
1. Qalalaase. 2. Damaa- shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- mays.

dhaad [m.l] (-dad, m.l)
Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.

dhaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version