Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaadhici
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. (f.g) Cid hoos u dejin. 2. (f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadhici

daaddeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.

abaddar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Qof aan waxba laga dhaadhicin karin; macangag. 2. Geesi aan caqli lahayn.

dag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.

dhaadhac [m.l]
1. Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha. 2. ld dhaadhicid. 3. ld dhacdhac¹.

dhaadhicid [m.f.dh]
eeg dhaadhac². ld dhaadhac¹ (2).

dhaadhicin [m.f.dh]
eeg dhaadhici. ld dhaadhicis.

dhaadhicis [m.l]
ld dhaadhicin.

dicaayad [m.dh]
1. War aan sal iyo baar lahayn oo cid laga fidiyo iyadoo lagu caayayo. 2. War aad u badan oo cid wax gaar ahaaneed looga dhaadhicinayo. ld dacaayad, dacaayo, dicaayo.

fahamsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax ka dhaadhicin. ld fahansii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version