dhaadhicid
(m.f.dh)eeg dhaadhac². ld dhaadhac¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadhicid ↴
daaddeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.
dhaadhac [m.l]
1. Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha. 2. ld dhaadhicid. 3. ld dhacdhac¹.
madax-adayg [m.l]
Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg