dhaadin
(m.f.dh)eeg dhaadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadin ↴
dhaad [m.l] (-dad, m.l)
Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.
dhaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg