dhaadis
(m.dh)ld dhaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaadis ↴
dhaadid [m.f.dh]
eeg dhaad². ld dhaadis, dhaagid.
dhaad [m.l] (-dad, m.l)
Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.
dhaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg