Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaafis
(m.l)

ld dhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaafis

buuxdhaafis [m.l]
ld buuxdhaafin.

dardhaafis [m.l]
ld dardhaafin.

dhaafin [m.f.dh]
eeg dhaafi. ld dhaafis.

foondhaafis [m.l]
ld foondhaafin.

isdhaafis [m.l]
ld isdhaafin.

dhaaf [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid. 2. (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn. 3. (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version