dhaafsad
(m.l)ld dhaafsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaafsad ↴
beddel [m.l]
1. ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado. 2. ld beddelid. Wareejinta qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo. 3. B. ah: qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo si uu hawshii halka uga si wato.
dhaafsasho [m.f.dh]
eeg dhaafo. ld dhaafsad, dhaafsi.
durqun [m.l]
Hadal xaniif iyo gardarro leh oo la is dhaafsado.
gudub [m.l]
1. Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar ah gacmaha isu dhaafsadaan. 2. Babac. 3. ld gudbid.
isdhaafsad [m.l]
ld isdaafsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg