dhaafsan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)1. Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho. 2. Is dh.: qof dhuglaawe ah ama maahsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaafsan ↴
dhaafdhaafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Is dh.: wax la dhaafdhaafiyay ahaansho.
dhaafdhaafsanaan [m.f.dh]
eeg dhaafdhaafsan. ld dhaafdhaafsanaansho.
dhaafdhaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhaaf- dhaafsanaan.
dhaafsanaan [m.f.dh]
eeg dhaafsan. ld dhaafsaanaansho.
dhaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhaafsanaan.
isdhaafdhaafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax isdhaafdhaafay ahaansho (cid).
isdhaafdhaafsanaan [m.f.dh]
eeg isdhaaf-dhaafsan. ld isdhaafdhaafsanaansho.
isdhaafdhaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld isdhaaf-dhaafsanaan.
isdhaafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la sixray ahaansho. 2. Wax la khalday ahaansho.