dhaagid
(m.dh)ld dhaadid.
dhaagid
(m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaagid ↴
dhaadid [m.f.dh]
eeg dhaad². ld dhaadis, dhaagid.
dhaadid [m.dh]
ld dhaagid.
dhaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld dhaad².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg