Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaami
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. Ceel biyo ka doonid. 2. Weel buuxin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaami

bidhaamid [m.f.dh]
eeg bidhaan². ld bidhaan¹ (3).

biyoole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof biyo dhaamiya oo dadka ka iibsha. 2. Baabuur boyaad saarantahay oo biyo lagu qaado.

cilladhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld qayladhaami.

cilladhaamin [m.dh]
ld qayladhaamin.

cilladhaamis [m.l]
ld qayladhaamin.

dhaamid [m.f.dh]
eeg dhaan².

dhaamin [m.f.dh]
eeg dhaami. ld dhaamis.

dhaamis [m.l]
ld dhaamin.

dhaandhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof, dhaandhaan ka dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version