dhaamin
(m.f.dh)eeg dhaami. ld dhaamis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaamin ↴
cilladhaamin [m.dh]
ld qayladhaamin.
dhaamis [m.l]
ld dhaamin.
dhaandhaamin [m.f.dh]
eeg dhaandhaami. ld dhaandhaamis.
kabaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub. 2. Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.
maradhaamin [m.f.dh]
eeg maradhaami.
maydhaamin [m.f.dh]
eeg maydhaami. ld maydhaamis.
qayladhaamin [m.f.dh]
eeg qayladhaami. ld cilladhaamin, cilladhaamis, qayladhaamis.
weydhaamin [m.f.dh]
eeg weydhaami. ld wey-dhaamis.
xaradhaamin [m.f.dh]
eeg xaradhaami.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg