Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaandhaan
(m.l)

Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.

dhaandhaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaandhaan

delleg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-lgay, -legtay)
Qof dhaandhaan ka dhigid.

dhaandhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof, dhaandhaan ka dhigid.

dhaandhaamid [m.f.dh]
eeg dhaandhaan².

dhabqalallo [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Dh. ah: qof maankiisa wax u dhimmanyihiin; dhaandhaan; sacsac; sawir.

carran []
axmaq, doqon, dhaandhaan, nacas, cascaas, dabbaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version