dhaansad
(m.l)ld dhaansasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaansad ↴
xab [m.l]
1. Dhareer is-haysta oo layiig ah oo xuubabka jilicsan oo oogada ka yimaada, ka soo go'a; balqan. 2. Biyo badan oo xalliban ah oo mandheerta iyo ilmaha dhalanaya la socda. 3. Ukunta biyeheeda cad. 4. Harag jilicsan oo sida sibraarka u samaysan oo biyaha lagu dhaansado.
bidhaansad [m.l]
ld bidhaansasho.
cilladhaansad [m.l]
ld qayladhaansasho.
dhaansasho [m.f.dh]
eeg dhaanso. ld dhaansad, dhaansi.
hil [m.l] (-lal, m.l)
1. Boqol siib oo caw ah oo isku xiran. 2. Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah. 3. Suuman ama xargo lagu xiro weelasha. 4. In culays ah oo nafley mar qaadi karto (h.kiisa, h.keeda). 5. Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado.
qashwad [m.dh] (-dyo, m.dh)
Haan ka samaysan, harag, weyn oo biyaha lagu dhaansado.
qayladhaansad [m.l]
ld qayladhaansasho.