Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaanso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)

1. (f.g) Weel buuxsasho. 2. (f.mg) Gaadiid biyo meel fog uga doonasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaanso

bidhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax bidhaantooda eegasho.

cilladhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld qayladhaanso.

dhaansasho [m.f.dh]
eeg dhaanso. ld dhaansad, dhaansi.

qayladhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
U q.: qayladhaan cid u dirasho. ld cilladhaanso.

dhaan [m.l] (-aaman, m.l)
1. Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono. 2. Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.

dhaan [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
1. (f.g) Wax wasakh marin. 2. (f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho. 3. Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version