dhaarasho
(m.f.dh)eeg dhaaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaarasho ↴
dhaarsad [m.l]
ld dhaarasho.
dhadhaarasho [m.dh]
ld dhardhaarasho.
dhardhaarasho [m.f.dh]
eeg dhardhaaro. ld dhadhaarad, dhadhaarasho, dhadhaa- rad.
mar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Meel gudbid. 2. Dhaarasho. 3. Wax, wax ku duubid. 4. Wax baabuur iwm dardarid. 5. Nafley dabayl jin iwm ku dhicid. 6. Isku m.: wax xoog isku duubid. 7. Isu m.: laba meel oo kala jaho ah socod gaadiid iwm ku wada gaarid.
nidir [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-dray, -dirtay; -dri)
1. (f.g) Si muraad loo helo magac Eebbe ballan ku gelid. Tus. “Cali wuxuu nidray inuu neef bixiyo hadduu muraadkiisii helo”. 2. (f.mg) Cid dhaarasho. Tus. “Cali wuu nidiray”.
tahdiid [m.l] (-dyo, m.dh)
U cagajuglayn (cid), u dhaarasho, bajin.
xilafur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Xilo ku dhaarasho.