dhaaryid
(m.f.dh)eeg dhaari². ld dhaarin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaaryid ↴
dhaarin [m.dh]
eeg dhaari³. ld dhaaryid.
garaac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
1. Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho. 2. Dhaaryid. 3. Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg