Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaawan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la dhaaway ahaansho. ld dhawan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaawan

dhaawanaan [m.f.dh]
eeg dhaawan. ld dhaawanaansho, dhawanaan, dhawanaansho.

dhaawanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhaawanaan.

dhawan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dhaawan.

dhawanaan [m.dh]
ld dhaawanaan.

dhawanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhaawanaan.

dhaaw [m.l]
1. Habaar; Inkaar. 2. Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo. 3. ld dhaawid. ld dhaw¹.

dhaaw [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-way, -wday)
1. Cid habaarid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka daaweyn. 3. ld dhaw².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version