dhaay
(m.l)ld dhay².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaay ↴
dhaayatiix [m.l]
Dh. ah: wax aad u qurxoon.
dhaayin [m.l]
Caws qoyan ku sii dambeeyo.
dhaayo [m.l]
Xubnaha aragga; indhaha.
dhay [m.dh]
1. Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin. 2. Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg