dhabab
(m.l)ld dhababid.
dhabab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Meel duleesha awdid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabab ↴
dhababan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Meel duleesha wax la dhababay ahaansho.
dhababid [m.f.dh]
eeg dhabab². ld dhabab¹.
dhababnaan [m.f.dh]
eeg dhababan. ld dhababnaansho.
dhababnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhababnaan.
dhab [m.dh]
1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg