dhaban
(m.l) (-nno, m.dh)Wejiga labadiisa dhinac midkood.
dhaban
(m.dh)(xis.) Tiro laba u qaybsanta.
dhaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Wax la dhabay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaban ↴
abtisarow [m.l]
Sarmooyinka dhabannada iyo labada indhood dhexdooda carruurta uu ka saro abtigood durugsan; sarow.
baasho [m.dh]
Dhunkashada dhabanka ama dibnaha la iska shumiyo.
barki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
U b.: cid barkin dhabanka u dhigid.
caradhaban [m.l]
Xanuun hanfaf leh oo oogada laga dareemo.
dhabankoolis [m.l]
Geed yar oo buruq kulucsan leh.
dhabannaanayn [m.f.dh]
eeg dhabannaanee.
dhabannaanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Qof dharbaaxo dhabnaha kala dhicid.
dhab [m.dh]
1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg