dhabbee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-beeyay, -baysay)1. Waddo si joogto ah u marid. 2. Xaskul la duugay tumid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabbee ↴
dhabbayn [m.f.dh]
eeg dhabbee.
indhabbeel [m.l]
Indhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.
indhabbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Indho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel².
indhabbeelid [m.f.dh]
eeg indhabbeel². ld aragbeel¹, aragbeelid, indhabbeel¹, indhabbeelis.
indhabbeelis [m.dh]
ld indhabbeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg