Site icon Qaamuus

jawaabta

dhabcaal
(m.l) (-llo, m.dh)

Nin aan hantidiisa waxba ka bixinin; bakhayl, muudal.

dhabcaal
(m.dh) (-lo, m.l)

Naag aan hantideeda wax ka bixin. ld dhabcaalad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabcaal

bakhayl [m.l] (-llo, m.dh)
Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹.

dhabcaalad [m.dh]
ld dhabcaal².

dhabcaalnimo [m.dh]
Dhabcaal ahaansho.

gacan-adag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-kaa, -kayd)
Wax, waxbixinta ku adagtahay ahaansho (qof); bakhayl; muudal, dhabcaal.

muudal [m.l] (-llo, m.dh)
Bakhayl; dhabcaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version