Site icon Qaamuus

jawaabta

dhajis
(m.l)

1. Mas gaboobay. 2. Cudur caloosha ku dhaca oo mantag badan leh oo la aaminsanyahay inuu ka dhashay ilayn qof la ileeyay. 3. ld dhajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhajis

dhajin [m.f.dh]
eeg dhaji. ld dhajis (3), dhejin, dhejis.

dhajisgoyn [m.dh]
Daaweynta cudurka dhejiska.

dhejin [m.f.dh]
eeg dheji. ld dhajin, dhajis, dhejis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version