Site icon Qaamuus

jawaabta

dhakaar
(m.l)

1. Madaxa. 2. Dhafoor.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakaar

dhakaaryayn [m.f.dh]
eeg dhakaaryee.

dhakaaryee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Cid dhakaarka ka garaacid.

dhakaaryo [m.dh]
Garaacidda qof dhakaarka laga garaaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version