dhakad
(m.l)ld dhakasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakad ↴
dhakasho [m.dh]
1. Dhuumashow. 2. ld dhakad. eeg dhako.
shoolo [m.dh]
Meel loogu dhakado neefka (ugaar) la rabo in la khatalo; shoomo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg