dhakafaar
(m.l)1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.
dhakafaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Ku dh.: yaab weyn la kulmid. ld dheg-kafaar², dhekafaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakafaar ↴
dhakafaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.
dhakafaarid [m.f.dh]
eeg dhakafaar². ld dhakafaar¹ (2), dhakafaaris², dheg-kafaar¹.
dhakafaarin [m.f.dh]
eeg dhakafaari. ld dhakafaaris¹, dheg-kafaarin, dhekafaarin, dhekafa.
dhakafaaris [m.l]
ld dhakafaarin.
dhakafaaris [m.dh]
ld dhakafaarid.
dhakafaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.
dhakafaarsanaan [m.f.dh]
eeg dhakafaarsan. ld dhakafaarsanaansho, dheg-kafaarsanaan, dheg-kafaa.
dhakafaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakafaar- sanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg