dhakafaarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakafaarsan ↴
dhakafaarsanaan [m.f.dh]
eeg dhakafaarsan. ld dhakafaarsanaansho, dheg-kafaarsanaan, dheg-kafaa.
dhakafaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakafaar- sanaan.
dheg-kafaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dhakafaarsan.
dheg-kafaarsanaan [m.dh]
ld dhakafaarsanaan.
dheg-kafaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakafaarsanaan.
dhekafaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dhakafaarsan.
dhekafaarsanaan [m.dh]
ld dhakafaarsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg