Site icon Qaamuus

jawaabta

dhakhsi
(m.l)

ld dhaqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhakhsi

dhakhsiinyo [m.l]
ld dhaqsad (1).

dhakhso-horsiimo-kowaad [m.l]
(kiim.) Falgalka dhakhsihiisu saamigal ku yahay ribnaanta mid ka mid ah walxaha falgalayaasha ah.

dhaqsad [m.l]
1. ld dhakhsiinyo, dhakhso¹, dhaqsiinyo, dhaqso 1. Degdeg; welwel. 2. ld dhaqsasho. ld dhakhsad.

dhaqsasho [m.f.dh]
eeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version