Site icon Qaamuus

jawaabta

dhako
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Madaxa meeshiisa sare, dhalo. 2. Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.

dhako
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-kaday, -katay)

1. Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhako

baso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Madaxa dadka meesha ugu korraysa, dhalo, dhako. 2. Bidaar.

dhakasho [m.dh]
1. Dhuumashow. 2. ld dhakad. eeg dhako.

dhakool [m.l]
1. Qof, wax meel cidla'ah taagan ama ka dhisan. 2. ld dhakoolid.

dhakool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.

dhakoolid [m.f.dh]
eeg dhakool². ld dhakool¹.

kug [m.dh]
Wax walba oo taagan, meesha ugu korreysa; dhako.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version