dhalandhoolis
(m.l)ld dhalandhoolin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalandhoolis ↴
dhalandhoolin [m.f.dh]
eeg dhalandhooli. ld dhalandhoolis.
dhalandhool [m.l]
Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.
dhalandhool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Qorrax kulul ku socosho; baqoolid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg