Site icon Qaamuus

jawaabta

dhalandoori
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax dhalankooda beddedid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalandoori

dhalandoorin [m.f.dh]
eeg dhalandoori. ld dhalandooris.

dhalandooris [m.l]
ld dhalandoorin.

dhalandoorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la dhalandooriyay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version