dhalasho
(m.f.dh)1. Qof isir ama jinsiyad ahaan meesha uu ka soo jeedo. 2. ld dhalad. eeg dhalo².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalasho ↴
raay [m.dh] (-yo, m.l)
1. Xiniin. 2. Dad wada dhalasho ka dhaxayso laan ka farcantay; jilib.
yaraan [m.l] (-nno, m.dh)
Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys.
askun [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
1. (f.g) Bilaabmid; dhalasho. 2. (f.mg) Ka soo a.: ka billaabmid; ka dhalasho.
bilo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3]
(bishay, bilatay) Bil dhalasho.
casabo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye.
ciddillibaaxi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhalasho.
curadxige [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-gayaal, m.l/dh)
Wiil ama gabar dhalasho ku xiga curadka. ld curadxigeen.
dah [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-hay, -hday)
1. (f.g) Wax awdid. 2. (f.mg) Dhalasho.
dhalad [m.l]
1. D. ah: qof fir wanaangsan ka soo jeeda. 2. ld dhalasho.