dhaldhalaal
(m.l)Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn. ld dhaldhalaalid.
dhaldhalaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn yeelasho (wax).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaldhalaal ↴
dhaldhalaalid [m.f.dh]
eeg dhaldhalaal². ld dhaldhalaal¹.
halaalac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
halalac [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
H. dheh: cod lagu muujiyo dhaldhalaal.
halalac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -lici)
Wax dhaldhalaalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg