dhaleeco
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Cudur bushinta ku dhaca oo ay la caddaato. 2. Eed iyo ceebayn loo jeediyo cid fal xun ku kacday.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaleeco ↴
biijo [m.dh]
Cudur bushimaha ku dhaco oo caddeeyo; barraaqdo; dhaleeco.
dhaleecee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -caysay)
Cid dhaleeco u jeedin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg