Site icon Qaamuus

jawaabta

dhallinyarow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Dhallinyar noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhallinyarow

dhallinyaroobid [m.f.dh]
eeg dhallinyarow.

dhallinyar [m.dh]
Dadka inta da'dooda u dhexeyso gaashaanqaad ilaa garmadoobe. ld dhallinyaraan.

dhallinyar [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-raa, -rayd)
Qof da'diisu yartahay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version