Site icon Qaamuus

jawaabta

dhalmaddeyn
(m.f.dh)

eeg dhalmaddee. ld dhalmaddeys.

dhalmaddeyn
(m.dh)

(c.nafl.) Xilliga qofka dumarka ah ay ka joogsato caadadu taas oo ay keentay ugaxleyda oo joojisa sameyntii unugga ukunta, sidaas darteed haweeneydu mardambe uur ma qaadi kareyso. Dhalmadayntu waxay dhici kartaa da'da u dhexeysa dhexda soddomaadka iyo kontomaadka, sida badan inta u dhexeysa da'da 40 - 50sano.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalmaddeyn

dhalmaddeys [m.l]
1. Dh. ah: qof dumar ah oo gaartey da'da dhalmadu joogsato. 2. ld dhalmaddeyn.

dhaqmaad [m.dh]
Dhaddig dad ama xoolo oo aan weli dhalmaddeyn. ld dhaqmaati.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version