dhalmaddeys
(m.l)1. Dh. ah: qof dumar ah oo gaartey da'da dhalmadu joogsato. 2. ld dhalmaddeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalmaddeys ↴
dhalmaddeyn [m.f.dh]
eeg dhalmaddee. ld dhalmaddeys.
guruddambays [m.l] (-syo, m.dh)
Wiil ama gabar hooyo ku dhalmaddeysay oo wax ay dhasho ugu dambaysa. ld garuddambays.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg