dhalxan
(m.dh)Malax cad oo indhuhu yeeshaan marka ay jirranyihiin ama aanay nadiif ahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalxan ↴
baqbaq [m.l]
1. Xabag aan saafi ahayn oo jilif, duux iwm ku dhafanyihiin. 2. Dhegdhegga indhaha buka ama aan nadiifka ahayn yeeshaan; fiish, dhalxan. 3. Dalool yar oo ku yaal albaab, dariishad iwm.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg