Site icon Qaamuus

jawaabta

dhama'
(m.l)

1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'¹.

dhama'
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-m'ay, -ma'day; -m'i)

Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhama'

asqo [m.dh]
1. Dayow; dhama'. 2. Biyawaa; harraad. ld aqso.

dala' [m.l]
ld dhama'¹.

dala' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-l'ay, -la'day; -l'i)
ld dhama'².

dhama' [m.l]
1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'¹.

dhama' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-m'ay, -ma'day; -m'i)
Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'².

dham'id [m.f.dh]
eeg dhama'². ld dala'¹, dal'id, dhama'¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version